Qabanqaabo xooggan oo loogu dabaaldagayo maalinta xurnimada iyo midnimada Soomaaliya ee 1-da Juulyo ayaa waxa ay ka dhici doontaa Magaalada Bergen gaar ahaan hoolka BIKS-ka.
“Waxaanu mar labaad gudi ahaan idinku war-gelinaynaa in aad si qurux badan ugu soo diyaar garowdaan munaasabadan 1-da Juulyo soona diyaarsataan calankii quruxda badnaa ee Soomaaliya”.