Ciid Mubaarak – Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr.

CIID MUBAARAK –Bahda Maamulka waxay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Hordaland u dirayaan Hambalyada Ciidul Adxaa.

Waxaan xujeyda sannadkan 1445 (2024) u rajaynaynaa baraare, barwaaqo iyo in ALLAAH ka aqbalo cibaadadooda. Dhammaan muslimiinta meel kasta ay joogaana waxaan leenahay CIID MUBAARAK!.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *