Kulan sanadeedka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee galbeedka Norway loogana hadlay waxqaabadkii sanadkii lasoo dhaafay oo Bergen lagu qabtay.

Kulan sanadeedka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee galbeedka wadanka Norway oo sanadkiiba mar la qabto isla markaana looga hadlayay waxqabadkii sanadkii lasoo dhaafay 2023 iyo yoolka ay hiigsanayso Jaaliyadda waxqabadkeeda sanadkan 2024 ayaa lagu qabtay hoolka vitalitetssenteret xaafada Møhlenpris magaalada Bergen ee dalka Norway.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *