OGEYSIIS MUHIIM AH OO KU SOCDA JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE GOBOLKA HORDALAND.

OGEYSIIS MUHIIM AH: Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Hordaland gaar ahaan magaalada Bergen iyo nawaaxigeeda inay si buuxda uga soo wada qeyb galaan kulan sanadeedka Jaaliyadda muhiimka ah oo ka dhici doona.

STED: Møhlenpris-vitalitetssenteret.

Wolffs gate 12, 5006 Bergen.

DATO: 27.Januar. 2024-Lørdag

KLOKKA: 18:00-21:00

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *