Video: Bulshada Magaalada Bergen oo Aragti ka dhiibtay howlaha Maamulka Jaaliyadda.

Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Bergen ee dalka Norway ayaa Aragti ka dhiibtay howlaha Maamulka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Hordaland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *