Den Somaliske Foreningen i Hordaland har gjennomført en familietur til Mikkelparken.

Den Somaliske Foreningen i Hordaland (DSFH) har gjennomført en familietur til Mikkelparken.

Turen ble sponsret av Fana Sparebank og Bergen Kommune. Det var 17 familier med sine barn. Totalt var det 57 personer som fikk muligheten denne gangen til å være med på turen til Mikkelparken.

Den Somaliske Foreningen i Hordaland målsetningen er å hjelpe norske somaliere til å være aktive deltakere i samfunnet og fremme integrering og inkludering ved å etablere sosialt nettverk og bekjempe utenforskap.

Turen til Mikkelparken har gitt mulighet til flere familier og barn til å bli kjent med hverandre og snakke om flere tema om inkludering og etablere sosialt nettverk og være aktive deltakere i samfunnet man lever i.

Vi i DSFH og Alle våre medlemmer vil sette stor takk til Bergen Kommune og Fana Sparebank som har gitt oss støtte og midler til slike arrangementer.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Hordaland (DSFH) ayaa safar madadaalo qoysas Soomaaliyeed ku geysay Mikkelparken.

Safarkaas dalxiiska waxaa maalgeliyay FANA SPAREBANK iyo Maamulka degmada Bergen. Waxaa safarkaas fursad u helay 17 Qoys iyo caruurtooda kuwaas oo dhammaan tiro ahaan gaaray 57 qof waxayna dhammaantood safar hal maalin qaatay aan ku geynay Mikkelparken.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Hordaland ujeedadiisu waa in Soomaalida Norway laga caawiyo sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen arrimaha bulshada, isla markaana kor loogu qaadi lahaa is dhexgalka, iyada oo la samaynayo shabakado bulsho iyo la dagaalanka kala fogaanshaha.

Safarka Mikkelparken wuxuu siiyay dhowr qoys iyo caruur fursad ay isku bartaan oo ay uga hadlaan mowduucyo dhowr ah oo ku saabsan ka mid noqoshada iyo abuurista shabakad bulsho iyo inay si firfircoon uga qayb-qaataan bulshada ay ku dhex nool yihiin, waxayna waalidiinta iyo carruurtaas ay heleen safar farxadeed.

Anagoo ah DSFH iyo dhammaan xubnaheena waxaan aad ugu mahad celinaynaa dawlada hoose ee Bergen iyo FANA SPAREBANK oo na siiyeen taageero iyo dhaqaale xafladaha iyo dalxiisyada noocan oo kaleeto ah.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *