Hvem er vi
Den Somaliske foreningen i Hordaland (Org nr 999303986) heretter forkortes (DSFH) i Bergen er etablert i 2013 og arbeider hovedsakelig med å hjelpe norske Somaliere i Bergen og omegn med samfunnsspørsmål og bedre integrering i det norske samfunnet. DSFH skal stimulere til felleskap, tillit og tilhørighet i lokalsamfunn og øvrig befolkning og motvirke utenforskap. DSFH skal øke kunnskap om det norske samfunnet, bedre integrering gjennom bedre norskferdigheter og styrke kvalifisering for arbeid eller utdanning gjennom formidling av informasjon og veilede og hjelpe Somaliske miljø ved å tilrettelegge hver enkelte behov. Foreningen skal være brobyggende mellom norske Somaliere og de forskjellige etatene. DSFH skal fremheve de Somaliske miljø sin interesse og stemme i samfunnet. DSFH skal jobbe med alle slags målgruppe i den Somaliske miljøene i Vestlandet. Foreningen skal også samarbeide med de ulike organisasjonene for å skape felleskap og være mer inkluderende. Foreningen Skal til enhver tid være politiske nøytral og skal være en informasjonsvirksomhet som bidrar positivt til å bedre integrering i det norske samfunnet.
Waa kuma Jaaliyadda Soomaaliyeed.
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Hordaland (Org no: 999303986) loona soo gaabiyo (DSFH) waxaa la aas-aasay sanadkii 2013-dii, wuxuuna inta badan ka shaqeeyaa sidii Soomaalida dagan gobolka Hordaland/Vestlandet looga caawin lahaa arrimaha bulshada iyo sidii ay si wanaagsan ula qabsan lahaayeen bulshooyinka kale ee ku nool Norway.
DSFH waxay kicisaa dareenka bulshada, kalsoonida iyo lahaanshiyaha bulshooyinka deegaanka iyo dadka intiisa kale waxayna ka hortagtaa kala fogaanshaha.
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Hordaland/Vestlandet waxay kordhisaa aqoonta bulshada Soomaaliyeed ee Norway, is dhex galka wanaagsan iyada oo loo marayo xirfado Norweeji oo wanaagsan iyo xoojinta aqoonta shaqada ama waxbarashada iyada oo loo marayo faafinta macluumaadka, hagidda iyo caawinta deegaanka Soomaalida iyada oo u fududeyn doonta qof kasta baahidiisa.
Maamulka Jaaliyadda waa inuu noqdaa mid isku xira Soomaalida Norway iyo hay’adaha kala duwan.
DSFH waxay muujisaa xiisaha iyo codka bulshada Soomaaliyeed. DSFH waxay la shaqayn doontaa dhammaan noocyada kooxaha bartilmaameedka ah ee bulshooyinka Soomaalida ee gobolka Hordaland/Vestlandet.
Jaaliyadda sidoo kale waxay la shaqeysaa ururada kala duwan si loo abuuro bulshooyin aad u badan.
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Hordaland/Vestlandet mar waliba waa inuu ahaado mid dhexdhexaad ah siyaasad ahaan waana inuu noqdaa mid la shaqeeya koox walba oo si togan uga qaybqaata isdhexgalka bulshada Norway.