Besøk av Kandakiz- sudanske/ Booqashada ay Kandakiz ee Bergen ku tagtay xafiiska Jaaliyadda Soomaaliyeed.

Booqashada ay Kandakiz ee Bergen ku tagtay xafiiska Jaaliyadda Soomaaliyeed.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Hordaland waxa uu ku wargelinayaa xubnahooda in Jaaliyaddu ay 30.07.2023 heshiis iskaashi la saxeexatay Kandakiz – ururka haweenka Suudaan ee Bergen (Kandakiz ee Bergen).

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Hordaland ayaa uga mahad celiyay ururka Kandakiz ee Bergen oo na siiyay Ulriken 01.07.2023 oo aan ku qabanay xaflada maalinta qaranimada Soomaaliya oo ay horay u sii heysteen ururkaasi, taasi waxay ahayd bilawga wadahadal ku saabsanaa iskaashiga ujeedooyinka guud ee labada dhinac.

Waxaan ka wada hadalnay dhowr arrimood oo khuseeya isdhexgalka, waxbarashada, suuqa shaqada iyo ka qayb-galka bulshada Norway. Waxa aanu kala saxiixanay heshiis iskaashi oo ku saabsan ujeedooyinka guud, waxaana ku heshiinay in la sii xoojiyo iskaashiga mustaqbalka.

Waxaa heshiiska u saxiixay dhinaca Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Hordaland guddoomiye ku xigeenka Jaaliyadda Maxamed Daahir Cali, halka Kandakiz ee Bergen ay u saxiixday guddoomiye Fatma Maxamed Cali.

Besøk av Kandakiz i Bergen til Den Somaliske Foreningens kontor.

Den somaliske Foreningen i Hordaland gleder seg til å informere sine medlemmer at foreningen har signert den 30.07.2023 samarbeidsavtale med Kandakiz- sudanske kvinneorganisasjon i Bergen (Kandakiz i Bergen).

Den Somaliske Foreningen i Hordaland har takket Kandakiz i Bergen for at de ga oss lokalet på Ulriken bydelssenteret den 01.07.2023 hvor vi holdte Somaliske nasjonaldag fest da lokalet var booket for dem. Det var starten av samtale om samarbeidet på de felles målene.

Vi diskuterte flere saker innen integreringsfelte, utdanning, arbeidsmarkedet og samfunnsdeltakelse i Norge. Vi har signert samarbeidsavtale på de felles målene og vi har videre avtalt til å styrke samarbeidet i fremtiden.

Nestelederen i Den Somaliske Foreningen i Hordaland Mohamed Dahir Ali har signerte avtalen, mens Kandakiz i Bergen ble signert av styreleder Fatma Mohamed Aly.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *