Besøk av Batteriet – Vest Norge til Den Somaliske Foreningen kontor+Video.

Den Somaliske Foreningen i Hordaland har inviterte Batteriet Vest-Norge ved Stefano og Linn Beate til vårt kontor i Kanalveien 90, 5068 Bergen den 10.07.2023. Vi ga kort informasjon om arbeidet vi har gjort siden januar 2023 til nå. Vi har hatt kort intervju med Batteriet representant Stefano og han har fortalt at arbeidet Den Somaliske Foreningen i Hordaland har gjort var imponerende og fortalt oss at Batteriet vil styrke bruker avtalen vi har og være tilgjengelig for oss og andre foreninger som trenger hjelp.

Til slutt har Batteriet takket til besøket.

 

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Hordaland ayaa Stefano iyo Linn Beate oo matalayay ururka Batteriet Vest-Norge ku casuuntay xafiiskeena oo ku yaala Kanalveien 90, 5068 Bergen taariikhda 10.07.2023.

Waxaan siinay warbixin kooban oo ku saabsan shaqada aan qabanay laga soo bilaabo bishii Janaayo 2023 ilaa iyo hadda.

Wareysi gaaban oo aan la yeelanay wakiilka Batteriet Vest-Norge Stefano ayaa noo sheegay in howsha ay qabatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Hordaland inay tahay mid aad u wanaagsan.

Wuxuu inoo sheegay in Batteriet Vest-Norge ay xoojin doonaan heshiiska aan wadagalnay horaantii sanadkan, isla markaana ay diyaar u yihiin anaga iyo ururada kale ee u baahan in la caawiyo.

Ugu danbeyntii Ururka Batteriet Vest-Norge wuxuu ka mahadceliyey booqashada ay ku yimaadeen Xafiiska Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Hordaland.

Se på intervju med Batteriet – Vest Norge/Daawo wareysiga aan la yeelanay Ururka Batteriet.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *